Horyaalka England waa midka caalamka ugu shacbiyada badan sidoo kalena horyaalkan waxaa ka cayaaraan xidigaha ugu tayada wanaagsna kubada cagta xiligan casriga ah la cayaaro waxaa intaa sii dheer in saxaafada aduunka ay marwalbo horyaalkan hadal heyso hadaba tan iyo sanadii 1992 markii horyaalkan qiimaha badan isbadal weyn lagu sameeyay waxaan idiin heynaa jilaayaasha iyo fanaaniinta caanka ah ee uu Premiership-ka soo jiitay, hadaba hoos kaga bogo jilaayaasha caanka ah ee Hollywood-ka ku jiraan iyo fanaaniinta caanka ah kooxaha ay horyaalka England ka taageeraan:
Arsenal: Piers Morgan, Jay-Z
Chelsea: Michael Caine, Will Ferrell
Everton: Paul McCartney, Judi Dench
Liverpool: Clive Owen, Angelina Jolie & Brad Pitt
Manchester City: Liam Gallagher & Noel Gallagher, Timothy Dalton
Manchester United: Orlando Bloom, Justin Timberlake
Tottenham Hotspur: Kenneth Branagh, Jude Law