Koobka horyaalada Yurub si rasmi ah ayaa caawa loo amba qaadi doonaa sidaa darteed cayaaryayahan walbo wuxuu dabacsan yahay inuu gool ku daah furo tartanka caalamka ugu qiimaha badan, guud ahaan kulamada la cayaari doono caawo isku xili ayay bilaaban doonaan tani ayaa ka dhigan dhamaan kooxaha cayaari doonaan caawo eek u jiraan qaybta A ilaa D inay heestaan fursad ay cayaaryahanadooda goolka ugu horeeyo xili cayaareedka UEFA 2013/14 Champions League ku daah furi karaan hadaba Bale, Ronaldo, Van Persie, Rooney, Muller, Mandzukic, Tevez, Negredo, Aguero, Keisleng, Yilmaz, Zlatan iyo Cavani keebaa dhalin doono goolka ugu horeeyo koobka horyalada Yurub?
Taariikh ahaan waxaan dib idiin xasuusin doonaa tan iyo markii tartankan loo bixiyay Champions League sanadii 1992 xidigaha ku daah fureen xili cayaareed walbo goolkii ugu horeeyay, guud ahaan waa kuwaan hoos ku qoran laacibiinta Champion-ka gool ku daah fureen 20-sano ee ugu dambeesay:
1992/93 Daniel Amokachi, Club Brugge KV 1-0 PFC CSKA Moskva (17-daqiiqo)
1993/94 Domingos Paciência, FC Porto 3-2 SV Werder Bremen (7 daqiiqo)
1994/95 Nikolai Pisarev, FC Dynamo Kyiv 3-2 FC Spartak Moskva (12 daqiiqo)
1995/96 Andreas Möller, Borussia Dortmund 1-3 Juventus (1 daqiiqo)
1996/97 Jari Litmanen, AJ Auxerre 0-1 AFC Ajax (4 daqiiqo)
1997/98 Alessandro Del Piero, Juventus 5-1 Feyenoord (3 daqiiqo)
1998/99 Joseba Etxeberria, Athletic Club 1-1 Rosenborg BK (6 daqiiqo)
1999/00 Jan-Derek Sørensen, Boavista FC 0-3 Rosenborg BK; Robert Pirès Olympique de Marseille 2-0 SK Sturm Graz (9 daqiiqo)
2000/01 Sonny Anderson, Olympique Lyonnais 3-1 sc Heerenveen (2 daqiiqo)
2001/02 Elpídio Silva, Liverpool FC 1-1 Boavista FC (3 daqiiqo)
2002/03 Zlatan Ibrahimović, AFC Ajax 2-1 Olympique Lyonnais (11 daqiiqo)
2003/04 Mikaël Silvestre, Manchester United FC 5-0 Panathinaikos FC (13 daqiiqo)
2004/05 Vicente Rodríguez, Valencia CF 2-0 RSC Anderlecht (16 daqiiqo)
2005/06 Florent Sinama Pongolle, Real Betis Balompié 1-2 Liverpool FC (2 daqiiqo)
2006/07 Andrés Iniesta, FC Barcelona 5-0 PFC Levski Sofia (7 daqiiqo)
2007/08 Brandão, FC Shakhtar Donetsk 2-0 Celtic FC (5 daqiiqo)
2008/09 Sergio Agüero, PSV Eindhoven 0-3 Club Atlético de Madrid (9 daqiiqo)
2009/10 Cristiano Ronaldo, FC Zürich 2-5 Real Madrid CF (27 daqiiqo)
2010/11 Petri Pasanen* SV Werder Bremen 2-2 Tottenham Hotspur FC (12 daqiiqo)
2011/12 Pato, FC Barcelona 2-2 AC Milan (1 daqiiqo)
2012/13 Isco, Málaga CF 3-0 FC Zenit (3 daqiiqo)