Home » Maxaa Cusub » Wax Ka Ogaaw 10-kii Ganaax Ee Ugu Waqtiga Dheeraa Kuwaas oo Premiership-ka England Soo Mareen:

Wax Ka Ogaaw 10-kii Ganaax Ee Ugu Waqtiga Dheeraa Kuwaas oo Premiership-ka England Soo Mareen:


homepreview_78p

Horyaaka England waa midka ugu xiisaha badan caalamka sidoo kalena xidigaha ka cayaaraan mararka qaar waxa la tagto xamaasada joogtada ah sidaa darteed qaladaad aan la cafin karin ayay galaan kuaas oo ay ku muteesaan ganaax cimirigiisa dheer yahay hadaba waxaan idiin soo xulnay 10-kii ganaax ee ugu cimriga dheeraa Premiership-ka kuwaas oo la dul dhigay qaar ka mid ah xidigaha EPL ugu caansan haba ugu horeeyo Luis Suarez, fadlan xoogtan xiisaha badan wax ka ogaaw:

#10. Luis Suarez – 8 -kulan ganaax

#9. Paul Davis– 9 -kulan ganaax

#8. David Prutton– 9 -kulan ganaax

#7. Luis Suarez– 10 -kulan ganaax

#6. Paolo Di Canio– 11 -kulan ganaax

#5. Joey Barton– 11 -kulan ganaax

#4. Vinnie Jones– 6-bilood ganaax ah.

#3. Rio Ferdinend– 8-bilood ganaax ah.

#2. Mark Bosnich– 9-bilood ganaax ah.

#1. Eric Cantona– 9-bilood ganaax ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close