Home » Horyaalada » Bundesliga » Wax Ka Baro Xidigaha Tayada Wanaagsan Laakiin Aanan Xiranin Maaliyada Xulalka Ay Kasoo Jeedaan Dal Ahaan

Wax Ka Baro Xidigaha Tayada Wanaagsan Laakiin Aanan Xiranin Maaliyada Xulalka Ay Kasoo Jeedaan Dal Ahaan


Herrera

Koobkii aduunka ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyay dalka Brazil waxaa ka qayb qaateen inta badan laacibiinta aduunka ugu caansan sidoo kalena 32-xul ee tartankan ka qayb qaateen waxay horey usoo wateen min 23-cayaaryahan balse nasiib daro waxaa jiraan laacibiin aad u tayo wanaagsan kuwaaoo aan weli xiranin maaliyada xulalkooda iskaba dhaaf inat tartan heer caalami kasoo muuqdaan, sidaa darteed waxaan maanta idiin heynaa 20-cayaaryahan oo waxqabadkooda aad u wanaagsan balse weli sugayaan inay mar un xirtaan maaliyada dalalka ay kasoo jeedaan waxayna xidigahaas kala yihiin:

Ander Herrera (Spain/Man United)

Alvaro Morata (Spain/Juventus)

Roberto Firmino (Brazil/Hoffeinham)

Mattia Perin (Italy/Genoa)

Juan Bernat (Spain/Bayern Munich)

Guilherme Siqueira (Brazil/Atletico Madrid)

Calum Chambers (England/Arsenal)

Asier Illarramendi (Spain/Real Madrid)

Emre Can (Germany/Liverpool)

Jose Fonte (Portugal/Southampton)

Juan Manuel Iturbe (Argentina/Roma)

Luc Castaignos (Holland/FC Twente)

Michy Batshuayi (Belgium/Marsielle)

Kiko Casilla (Espanyol/Spain)

Kurt Zouma (France/Chelsea)

Domenico Berardi (Italy/Sassuolo)

Roberto Pereyra (Argentina/Juventus)

Dani Carvajal (Real Madrid/Spain)

Graziano Pelle (Italy/Soutahamptom)

Sylvain Distin (France/Everton)


Close