Inkastoo FIFA u aqoonsata Lionel Messi inuu ahaa cayaaryahankii ugu wanaagsanaa koobka aduunka 2014 hadana abaal marintii xidigan la siiyay dood badan ayaa ka dhalatay sidaa darteed wargeska Marca oo ka mid ah wargesyada ugu magaca dheer qaarada Yurub ayaa soo bandhigay 11-ka xidig ee ugu wanagsanaa koobka aduunka dabcan xidigahan waa doorteen oo codkooda siiyeen aqristayaasha kala duwan ee ku xiran Marca, hadaba wargeskan laga leeyahay dalka Spain qiimeyntii uu cod bixinta u qaaday waxaa ku guul dareestay inuu ka mid noqdo Lionel Messi hadaba hoos kaga bogo 11-ka xidig ee uu Marca doortay sidoo kalena xulka Jarmalka oo koobka aduunka ku guuleesteen waxay ku yeesheen qiimeyntan 6-cayaaryhan:
Goolhaye: Manuel Neuer (Germany)
Daafaca: Mats Hummels (Germany), R. Vlaar (Holland), P. Lahm (Germany)
Khadka dhexe: J. Mascherano (Argentina), Sami Khedira (Germany), Toni Kroos (Germany), Angel Di Maria (Argentina)
Weerarka: Arjen Robben (Holland), James Rodriquez (Colombia), Thomas Muller (Germany)
Profile