Home » Maxaa Cusub » Warbixin: Van Persie Weli Waa Xidiga Ugu Badan Ee Maaliyadiisa Laga Iibsado Premiersip-ka England!!

Warbixin: Van Persie Weli Waa Xidiga Ugu Badan Ee Maaliyadiisa Laga Iibsado Premiersip-ka England!!


van-persie-signed-ucl-shirt

Sanadkii labaad oo xariir ah Robin Van Persie ayaa kaalinta 1-aad ka galay 10-ka cayaaryahan ee sida joogtada  loo iibsado maaliyadooda, weeraryahanka reer Holland ayaa ku faraxsan in weli uu yahay shaqsiga ugu badan ee maaliyadiisa laga iibsado Premiership-ka England, inkastoo RVP uu xili cayaareedkii hore inta badan dhaawac kaga maqnaa kooxdiisa Man United hadana dhanka suuq geynta kuma liidanin madaama uu noqday laacibkii ugu badnaa ee maaliyadiisa la iibsaday dhamaan xidigaha EPL ku sugan.

Hadaba hoos kaga bogo 10-ka cayaaryahan ee maaliyadooda inta badan la iibaday xili cayaareedkii hore 2013/14 Premiership-ka England:

1. Robin Van Persie

2. Steven Gerrard

3. Luis Suarez

4. Eden Hazard

5 Mesut Ozil

6. Wayne Rooney

7. Sergio Aguero

8. Juan Mata

9. Shinji Kagawa

10. Frank Lampard

Close