Inkastoo ay jiraan xidigo waaweyn oo ka cayaara Premier kuwaas lala xiriirinaayo inay aadi doonaan kooxaha ka dhisan horyaalada kale ee Yurub, haddana waxaa jiro xidigo kale oo qiimeenayo inay ku biiraan kooxo kale oo ka dhisan isla wadanka England.
Haddaba waxaan idiin soo gudbineynaa 10 xidig oo la filaayo inay ku biirayaan isla kooxo ka dhisan Premier League iyadoo mid kamid ah uu maanta ku biiray kooxda Manchester United (Luke Shaw).
10. Pepe Reina, Liverpool to Arsenal
9. Thomas Vermaelen, Arsenal to Manchester United
8. Morgan Schneiderlin, Southampton to Arsenal
7. Javier Hernandez, Manchester United to Tottenham Hotspur
6. Loic Remy, QPR to Arsenal
5. Dejan Lovren, Southampton to Liverpool
4. Wilfried Bony, Swansea City to Arsenal
3. Romelu Lukaku, Chelsea to Tottenham Hotspur
2. Adam Lallana, Southampton to Liverpool ( Warkii ugu dambeeyey wuxuu ahaa inuu caafimaad u marayo Maanta)
1. Luke Shaw, Southampton to Manchester United
Waa xidiga kale ee 10-kaan kamid ah ee si rasmi ah ugu biiray Manchester islamarkaasna koox way soo bandhigtay, waxaana qarka u saaran inuu isla Liverpool Ku Biiro Lalana.
Profile