Home » Maxaa Cusub » Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga & Xanta Wargeysyada Kasoo Baxa Ingiriiska

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga & Xanta Wargeysyada Kasoo Baxa Ingiriiska


Wargeysyada-Ingiriiska

 

Maanta waa Talaado   waxaan idin soo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga iyo xanta ay qoreen wargeysysada kasoo baxa dalka Ingiriiska.

Wararka waxaan kasoo minguurinay wargeysyada aan ku sharaxi doono qeybta hoose, hiilkubad kaliya waxey leedahay masuuliyada qoraalka, mana lahan xuquuqda wararkaan.

 

 

 

 

 

 


 

Daily Mirror

 Daily Mirror: Wararkaan Ayey Maanta ka qoreen Suuqa Kala Iibsiga

    • Arsenal ayaa diyaar u ah in ay bixiso lacag dhan  £25million xidiga haatan ucayaaray   AC Milan’s kaas oo horay ugatirsanaa kooxda  Man City  Mario Balotelli.
  • Tababaraha Arsenal Arsene Wenger  oo isha ku haya  qaab -isweydaarsiga heshiiska  Manchester United ay ku doonayso Thomas Vermaelen,iyadoo arsenal bartilmaameed suurto gal ah uu aragto  Chris Smalling.
  • Chelsea oo udhaqaaqday daafaca bidix ee kooxda  Steaua Bucharest  Latovlevici  si ay badal uga dhigto  Ashley Cole ayaa.

 


 

Daily Star

Daily Star: Wararkaan Ayey Maanta ka qoreen Suuqa Kala Iibsiga

  • Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Sunderland Adam Johnson, oo kutilmaamay , bartilmaameed naxdin dalabka kagayimid  dhinaca Faransiiska ee naadiga  Monaco .

 

  • Atletico Madrid ayaa dooneysa weeraryahanka Manchester City Alvaro Negredo sid ay ugadhigto bedelka macquulka ah ee weerar yahanka usiidhaqaaqaya kooxda  Chelsea- Diego Costa.

 

 


 

Daily Express

Daily Express: Wararkaan Ayey Maanta ka qoreen Suuqa Kala Iibsiga

  •  Inter Milan oo la soo  saxiixan doondo weerar yahanka  Manchester City Stevan Jovetic

 

  • Everton oo ku garaacday saxiixa  Alessio Cerci. kooxaha  Arsenal iyo  Manchester United    weerar yahanka  Torino kaas oo lagu qiimeeyay £10million

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close