Home » Maxaa Cusub » Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga: Xaaladaha Luis Suarez , Sanchez Iyo Kroos 

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga: Xaaladaha Luis Suarez , Sanchez Iyo Kroos 


Wargeysyada-Ingiriiska

Maalin Wanaagsan dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee sida tooska ah ugu xiran Shabakada hiilkubad, waxaan idiin soo koobeynaa warbixinadii ugu hadal heynta badnaa maanta suuqa kala iibsiga iyo waxyaabihii ay qoreen wargeysyada ka faalooda arimaha ciyaara.

Shabakadda Hiilkubad masuul kama ahan xaqiqda wararkaan, balse waxey leedahay turjumaada waxaana wararka kasoo xiganay wargeysyada hoos ku qoran majalad kasta waxaa ku hoosqoran wararka ay qortay maanta

Daily Mirror

  • Barcelona Oo doonaysa    weerar yahanka Liverpool Luis Suarez, Oo horay dalabkaga helay  Real Madrid, iyadoo ay soo bandhigeeg dalab dhan  £70m in ay kulasoo saxiixdaan xidigaan .
  • Tababaraha cusub ee kooxda Tottenham Mauricio Pochettino oo ilgaar ah ku eegaya xidiga kasiidhaqaaqaya kooxda inter ee Esteban Cambiasso
  • Atletico Madrid Oo  isku diyaarinayso  in ay la wareegto weeraryahanka reer Belgium ee Chelsea  kaas oo mudaba  amaah kagamaqnaa   Romelu Lukaku .
  • West Brom oo heshiis xor ah kulasoowareegtay    Joleon Lescott na  saxiixday  labo sanno  oo heshiis ah.

The Sun

  •  Hull  city oo doonaysa xidigkatirsan xulka  Mexico ee  Hector Moreno .
  • Stoke ayaa rajeyneysa inay qaab amaah ah ku qaataan garabka ka teenage Ee  Barcelona Adama Traore .
  • Orlando City oo la heshiis lagaartay  xidiga  AC Milan Kaka.
  • Barcelona oo qayb kaga dhigidoonta  Alexis Sanchez heshiiska ay  ku doonayso  in ay kulasoowareegto weeraryahanka  Luis Suarez.
  • Liverpool oo lumin doonta saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee England Adam Lallana – iyadoo loo sababeeyay lacagaha  £ 30million  ah oo ay soo bandhigtay  Southampton .
  • Real Madrid ayaa kor uqaaday xiisaha ay uqabto  ciyaaryahanka garabka kaga ciyaara Liverpool Raheem Sterling iyadoona rajaynaysa in ay lawareegto  xagaaga soo socda.

Daily Star

  • Weeraryahanka Bayern Munich Mario Mandzukic qarka u saaran inuu u shaqaaqo  Wolfsburg. diidayna  fursada  ah in uu ku biiro mid kamid ah  kooxda Liverpool, Manchester United, Arsenal ama Chelsea
  • Joleon Lescott rajaynayaa in uu dib-u-shido mustaqbalkiisa Premier League ka dib markii uu biiray West Brom.
  • tababaraha Arsenal  Arsene Wenger oo xiisaynaya weeraryahanka reer French  Loic Remy

Sunday Mirror

  • Weeraryahanka Spain Alvaro Negredo doonaya inuu ka tago Manchester City  iyo   kooxda heysata horyaalka La Liga ee Atletico Madrid oo  hadda dooneyso in ay 28-sano jir kaan lasoo saxiixato  si uu u beddelo   Diego Costa.
  • Everton xiisaynaysa saxiixa kooxda  xidiga kooxda Crystal Palaceuciyaara   Bolasie.
  • Louis van Gaal uu doonayo in uu keeno kubadsameeyaha  xulka  Dutch  Nigel de Jong  Manchester United.

 

Daily Mail

  • Crystal Palace oo  man united waydiisanaysa , saxiixa  Wilfried Zaha .
  • Tottenham oo lacagdhan  £ 7 million-usoobandhigtay in ay kulasoowareegto difaaca reer  Mexico  ee  Hector Moreno.
  • Leicester City ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabto  weeraryahanka Spartak Moscow Yuri Movsisyan. West Brom ayaa sidoo kale lala xiriirinayaa in uu udhaqaaqo xidigaan .
  • Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Newcastle Sammy Ameobi oo  doonaya kooxda  Sheffield unitd.

Daily Express

  • AC Milan Oo  Arsenal usheegtay in kaliya kagasamrikaraan  £29.5m saxiixa xidigiihore ee kooxda  Manchester City  Mario Balotelli.
  • Real Madrid  Oo ka dulqaadirabto kooxaha Manchester United iyo Chelseasaxiixa  Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bayern Munich Toni Kroos, kaas oo heshiiskiisu ku eg yahay  2015.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close