Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee Xidigaha Qiimahooda Iyo Sumcadooda Sare U Kacday Tan Iyo Markii Uu Koobka Aduunka Brazil Bilaawday?

Waa Kuwee Xidigaha Qiimahooda Iyo Sumcadooda Sare U Kacday Tan Iyo Markii Uu Koobka Aduunka Brazil Bilaawday?


james-cel-Col

Tartanka Brazil ka socdo haatan meel wanaagsan ayuu marayaa waxaana lagu tilmaamay inuu yahay koobkii aduunka ee ugu wanaagsanaa kaasi oo dhawaanahan la cayaaray sida darteed waxaa tartankan si gaar ah uga faa’iideen 20-cayaaryahan oo qiimahooda iyo sumcadooda sare u kacday kadib markii ay soo bandhigeen qaab cayaareed aad u wanaagsan kama hadleyno xidigaha sida Lionel Messi, Neymar iyo Karem Benzema waayo kuwaan horey ayay qiimo qaali ah suuqa Yurub ka joogeen sidoo kalena sumcad baalaran ayay ku leeyihiin caalamka, hadaba hoos kaga bogo shaqsiyaadka ka faaa’iideen tartanka Brazil haata sida wanaagsan uga socdo:

James Rodriguez (Colombia)

Guillermo Ochoa (Mexico)

Ivan Perisic (Croatia)

Luiz Gustavo (Brazil)

Charles Aranguiz (Chile)

Daley Blind (Holland)

Kostas Manolas (Greece)

Serge Aurier (Ivory Coast)

Giancarlo Gonzalez (Costa Rica)

Cristian Gamboa (Costa Rica)

Jose Maria Gimenez (Uruguay)

Ricardo Rodriguez (Switzerland)

Mathieu Valbuena (France)

Enner Valencia (Ecuador)

Kenneth Omeruo (Nigeria)

Ahmed Musa (Nigeria)

Muhamed Besic (Bosnia)

Fabian Johnson (USA)

Islam Slimani (Algeria)

Divock Origi (Belgium)

Close