Kadib markii koobka aduunka ay haatan isugu soo hareen xulalka Jarmalka iyo Argentina oo axada nagu soo fool leh wada cayaari doonaan Finalaha koobka aduunka waxaa daaha laga qaaday kooxaha laacibiinta ugu badan tartankan usoo direen ee goolasha dhaliyeen, waxaa la yaab ah in ilaa haatan koobka aduunka laga dhaliyay 171-gool sidaa darteed xidigaha tartankan goolasha ka dhaliyeen waxay ka socdaa kooxo kala duwan, waxaana la isku geeyay koox walbo laacibiinta ay koobka aduunka usoo dirsatay iyo goolasha ay ka dhaliyeen, fadlan hoos kaga bogo:
9=. Wolfsburg – 4 goals: Xidigaha u dhaliyeen goolasha: Ivan Perisic (2), Kevin de Bruyne (Belgium), Ivica Olic (Croatia).
9=. FC Porto – 4 goals: Xidigaha u dhaliyeen goolasha: Jackson Martinez (Colombia) (2), Juan Quintero (Colombia), Silvestre Varela (Portugal).
7=. Paris Saint-German – 5 goals: Xidigaha u dhaliyeen goolasha: David Luiz (Brazil) (2), Edinson Cavani (Uruguay), Blaise Matuidi (France), Thiago Silva (Brazil).
7=. Napoli – 5 goals: Xidigaha u dhaliyeen goolasha: Pablo Armero (Colombia), Blerim Dzemaili (Switzerland), Gonzalo Higuain (Argentina), Dries Mertens (Belgium), Eduardo Vargas (Chile).
6. AS Monaco – 6 goals: Xidiga u dhaliyeen goolasha: James Rodriguez (Colombia) (6).
4=. Real Madrid – 7 goals: Xidigaha u dhaliyeen goolasha: Karim Benzema (France) (3), Xabi Alonso (Spain), Angel di Maria (Argentina), Sami Khedira (Germany), Cristiano Ronaldo (Portugal).
4=. Chelsea – 7 goals: Xidigaha u dhaliyeen goolasha: Andre Schurrle (Germany) (3), Oscar (Brazil) (2), Romelu Lukaku (Belgium), Fernando Torres (Spain).
3. Manchester United – 8 goals: Xidigaha u dhaliyeen goolasha: Robin van Persie (Netherlands) (3), Marouane Fellaini (Belgium), Javier Hernandez (Mexico), Juan Mata (Spain), Nani (Portugal), Wayne Rooney (England).
2. FC Barcelona – 10 goals: Xidigaha u dhaliyeen goolasha: Lionel Messi (Argentina) (4), Neymar (Brazil) (4), Alexis Sanchez (Chile) (2)
1. Bayern Munich – 17 goals: Xidigaha u dhaliyeen goolasha: Thomas Muller (Germany) (5), Arjen Robben (Netherlands) (3), Xherdan Shaqiri (Switzerland) (3), Toni Kroos (Germany) (2), Mario Mandzukic (Croatia) (2), Julian Green (USA), Mario Goetze (Germany).
Profile