Home » Horyaalada » Bundesliga » Waa Kuwee 15-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Horyaalada Yurub Xili Cayaareedkan Dhamaadka Ku Dhow?

Waa Kuwee 15-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Horyaalada Yurub Xili Cayaareedkan Dhamaadka Ku Dhow?


Suarez

Horyaalada qaarada Yurub ugu caansan haata gabo gabo ayay ku dhow yihiin sidaa darteed waxaan idiin heynaa warbixin ku aadan xidigaha ugu tayada wanagsan 5-horyaal ee Yurub ugu wanaagsan (EPL, La Liga, Bundesliga, Serie A, Ligue 1) waxaana 15-ka xidig lagu qiimeeyay waxqabadkooda aadka u sareeyo goolaha ay dhaliyeen, qaab difaacooda, kubad abuuristooda iyo xitaa dhanka asluub wanaaga ayaa laga fiiriyay sidaa darteed xogtan oo dhinac walbo ka dhameestiran ayaa lagu soo bandhigay 15-ka laacib ee haatan ugu wanaagsan 5-horyaal ee qaarada Yurub ugu caansan kuwaas oo dhamaad ku dhow, hadaba hoos kaga bogo shaqsiyaadka xidigaha kale ka sareeyaan:

Xidig Kulamada/goolasha K. uu dhiibay Calaamada uu qaatay
Lionel Messi (Barcelona) 28-kulan, 27-gool 10 1-jaale
Luis Suarez (Liverpool) 31-kulan, 30-gool 12 5-jaale
Cristiano Ronaldo (Real Madrid) 28-kulan, 30-gool 8 4-jaale, 1-casaan ah
Franck Ribery (Bayern Munich) 22-kulan, 10-gool 10 2-jaale
Ricardo Rodriguiz (Wolfsburg) 32-kula, 5-gool 8 2-jaale
Marco Reus (Dortmund) 28-kulan, 16-gool 12 6-jaale
R. Lewandowski (Dortmund) 31-kulan, 18-gool 6 3-jaale
Roberto Firmino (Hoffenhheim) 31-kulan, 14-gool 11 4-jaale
Raffeal (Monchengladbach) 32-kulan, 15-gool 6 1-jaale
Max Kruse (Monchengladbach) 32-kulan, 11-gool 8 3-jaale
Zlatan Ibrahimovic (PSG) 30-kulan, 25-gol 11 6-jaale
Adrián Ramos (H. Berlin) 30-kulan, 16-gool 5 3-jaale
Grathe Bale (Real Madrid) 25-kulan, 14-gool 12 3-jaale
Aaron Ramsey (Arsenal) 21-kulan, 9-goo 8 2-jaale
Loic Perrin (Saint Etienne) 31-kulan, 4-gool 1 3-jaale

F.G: xogtan waxaa lagu saleeyay kaliya xidigan wax qabadkii ay kasoo bandhigeen horyaalada ay ka cayaaraan kuma jiraan tartamada kale waxqabadkii ay kasoo bandhigeen


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close