Qof walbo ayaa ka dharagsan in Grathe Bale uu haatan yahay cayaaryahanka ugu qaalisan caalamka sidoo kalena Real Madrid ay ku iibsatay aduun lacageed oo gaarayo 100-milyan oo euro ah balse waxaa xiiso gaar ah leh in 11-ka xidig oo u dhigmaan naadi dhameestiran lagana iibsaday suuqa Yurub xagaagan hadii lacagtooda la isku daro Bale ay ku qiimo yihiin, waana arin la yaab ah in koox dhameestiran oo ka kooban 11-ka xidig kuwaas oo ku kala biiren kooxaha Yurub ugu caansan ay ku lacag yihiin Grathe Bale, hadaba waa kuwaan hoos ku qoran xidigaha suuqa Yurub laga iibsaday xagaagan balse Bale ku lacag ah:
Goolhaye: Maarten Stekelenburg – Roma to Fulham (€5.6m)
Daafac:
Dani Carvajal – Bayer Leverkusen to Real Madrid (€6.5m),
Benoit Tremoulinas – Bordeaux to Dinamo Kyiv (€6.5m)
Diego Reyes – Club America to Porto (€7m)
Mamadou Sakho – PSG to Liverpool (€17m)
Khadka dhexe:
Luiz Gustavo – Bayern Munich to Wolfsburg (€17.5m)
Jeremy Toulalan – Malaga to AS Monaco (€5m)
Dimitri Payet – Lille OSC to Marseille (€10m)
Juan Quintero – Pescara to Porto (€5m)
Weerarka:
David Villa – Barcelona to Atletico Madrid (€2.1m)
Mario Gomez – Bayern Munich to Fiorentina (€15.5m)