Home » Horyaalada » La liga » Waa Kuwee 10-ka xidig Ee Xiligan Ugu Qiimaha Badan Kubada Cagta Caalamka Laga Cayaaro:

Waa Kuwee 10-ka xidig Ee Xiligan Ugu Qiimaha Badan Kubada Cagta Caalamka Laga Cayaaro:


???????????????????????????????????????

Cayaaryahan walbo waxqabadka uu soo bandhigo wuxuu sababaa in mushaarkiisa sare u kac sameeyo sidoo kalena qiimaha suuqa Yurub uu ka joogo uu sicir barar ku imaad ama uu cirka isku shareero sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka xidig ee haatan ugu qiimaha badan caalamka waxaana laacib walbo qiimahiis sare u qaaday waxqabadkiisa cayaareed dabcan waa hubaal in qaarkood qiimahay Yurub ka joogaan inuu sare usii kici doono hadii ay koobka aduunka wacdaro ka muujiyaan balse inta aanan dhacdadaas la gaarin bal hoos kaga bogo xiligan la joogo iyo 10-ka xidig ee ugu qiimaha badan caalamka:

10. Wayne Rooney | £40m

9. Mesut Ozil | £42m

8. Andres Iniesta | £45m

7. Edinson Cavani | £53m

6. Neymar | £55m

5. Eden Hazard | £60m

4. Cristiano Ronaldo | £70m

3. Luis Suarez | £80m

2. Gareth Bale | £90m

1. Lionel Messi | £200m


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close