Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee 10-Ka Xidig Ee Daafaca Dhexe Ka Cayaarto Kuwaas Oo Premiership-Ka England Ugu Wanaagsan

Waa Kuwee 10-Ka Xidig Ee Daafaca Dhexe Ka Cayaarto Kuwaas Oo Premiership-Ka England Ugu Wanaagsan

Per-Mertesacker

Madaama aan horey idin ugu soo gudbinay xidigaha Premiership-ka ka cayaaraan iyo boosaska ay ku wanaagsan yihiin maantana waxaan idiin heynaa 10-ka daafac ee ugu wanaagsan horyaalka England xili cayaareedkan waxaana diiraada inoo saaran daafacyada dhexe waayo horey ayaan uga soo hadalnay kuwa garbaha midig iyo  bidxi ka cayaaraan, hadaba waxaa naga xasuusin ah in daafac walbo lagu qiimeeyay waxqabadkiisa gaarka ah ee uu soo bandhigay 10-kulan ee ugu horeeyay Premiership-ka. Fadlan hoos kaga bogo 10-ka daafac ee ugu wanaagsan horyaalka England xili cayaareedkan:

Ashley Williams (Swansea City)

Laurent Koscielny (Arsenal)

Michael Dawson (Tottenham)

John Terry (Chelsea)

Gary Cahill (Chelsea)

Dejan Lovren (Southampton)

Per Mertesacker (Arsenal)

Daniel Agger (Liverpool)

Jan Vertonghen (Tottenham)

Vincent Kompany (Manchester City)


Waxaa Aqrisay: (775)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>