Muuqaalka Gareth Bale ayaa isbadal weyn uu ku dhacay sanadihii ugu dambeeyay iyadoo aad ka arki karto muuqaalkaan hoose waxaana xidigaan reer Wales uu haatan yahay xidiga ugu qaalisan dunida kubada cagta markii ay Real Madrid xagaagan la wareegtay.
Bale ayaana haatan ku jira qaabkiisii ugu fiicnaa tan iyo markii uu ku biiray Real Madrid isagoo isbuucii hore gacanta u galiyay koobkii ugu horeeyay markii uu dhaliyay goolka ay ku qaadeen Copa Del Rey.
DAAWO MUUQAALKA: