Home » Maxaa Cusub » Usain Bolt oo taageerayaasha Manchester United u sheegay inay taageeraan fellaini.

Usain Bolt oo taageerayaasha Manchester United u sheegay inay taageeraan fellaini.


boltWiilka rikoorka orodka dunida heesta Usain ayaa ku celiyey inuu weli taaageero weyn u hayo kooxda horyaalka ingiriiska difaacaneysa manchester United , taageerayaasha kooxda yuu u sheegay inay garbaha ka istaagaan wiilka dhawaan gal ka ah.

Bolt oo heysta orodka 100-ka miter ee sanadka aayaa qiray in fellain oo buuxin karo booska dhexe kooxda maadaama ay man united weli tabeyso booska wiilka bonbilaha.

Usain Bolt ayaa diiday inuu ka qeyb galo ciyaaraha dalalka qaniga ee ka dhacaya dalka scotland waxaana uu todobaadkan shaaciyey inuu ka fariisan doono ciyaaraha orodka kadib olompikada aduunka ee sanadka 2016ka daka Brazil.

Daily Mail ayaana xogt gaar ah ka qortay wiilka dalka jameca sida uu ugu faraxsanyahay kooxda Manchester United.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close