Kooxda Juventus Ayaa lagu Soo Waramayaa in ay u dhowdahay Saxiixa Xidiga Javier Hernandez Xili Wali uu shaki ku Jiro Qorshihiisa United.
Xidiga Reer Maxico Ayaa United kaga Soo Biiray Kooxda Fadhigeedu yahay Caasimada Guadalajara Sanadkii 2010 isagoo Bilowga Sanadkiisa Cusub Kooxda United u dhalshay 20 Gool oo Nadiif ah.
Hernandez Ayaa ku dhibaatooday Kooxda United iyo Qorshihii Macalin Moyes oo kooxdaas isaga Dhaqaaqay isagoo Xagaagii u danbeeyayKooxda United u dhalshay Afar Gool oo kaliya Horyaalka.
Sida aaan kasoo Xiganay Tuttosport Kooxda Juventus Ayaa diyaar u ah Soo Qaadashada 26 Sano jirkan iyagoo Qeyb uga dhigidoona Qorshahooda Cusub ee Sanadkan Sida Ay Qortay Majalada kasoo Baxday Dalka Taliyaaniga.
Kooxda Juventus Ayaa la Wareegtay Evra Waxay u baahantahay in ay Hernanadez kula Biiriso Horyaalka Taliyaaniga.
Profile