Home » Horyaalada » La liga » Top 5: Shan Xidig Oo Ay Kooxahooda Dib Usoo Iibsadeen Iyo Qasaaraha Ay Kala Kulmeen Soo Celintooda .

Top 5: Shan Xidig Oo Ay Kooxahooda Dib Usoo Iibsadeen Iyo Qasaaraha Ay Kala Kulmeen Soo Celintooda .


Matic 2

Kadib markii Chelsea ay si rasmi ah dib ugu soo ceshatay Nemanja Matic ayadoo weliba lacago farabadan kasoo ceshatay naadiga Benfica waxaan idiin heynaa dhawaanahan xidigahii ay kooxahooda dib usoo ceshteen kadib markii ay naadiyo kale kusoo caan baxeen ugu dambeyntii garoomadii ay kubada cagta ka bilaabeen ayay xidigahaas haatan ku sugan yihiin laakiin koox walbo xidigeedii hore lacago farabadan ayay kusoo ceshatay, qaarkood markii hore bilaash ayaa lagu fasaxay haatana lacago xoog badan ayaa lagu soo celiyay hadaba hoos kaga bogo xidigahaas:

No. Cayaaryahan Qiimahii lagu fasaxay Qiimahii lagu soo ceshtay       Qasaaro
5. Gerard Pique Man United free 2004 £5m £5m
4. Jermain Defoe From Tottenham to Portsmouth £6m 2008 £15m £9m
3. Jordi Alba From Barcelona to Valencia Free 2005 £11.2m £11.2m
2. Nemanja Matic From Chelsea to Benfica £3m 2011 £21m £18m
1. Cesc Fabregas From Barcelona to Arsenal free £35m £35m

 


Waxaa Aqrisay: (781)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Abdirashid Shardinho Waa mid ka mid ah wariyayaasha ciyaaraha ee Shabakadda Hiilkubad. Sidoo kalana ah Tifaftiraha Wargeyska Kaliya ee kasoo baxa Muqdisho kana faalooda Arimaha Ciyaaraha "Horyaal Sports"

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>