Dhawaan waxaan idiin soo gudbinay 10-ka cayaaryahan ee caalamka ugu qiimaha badan marka laga hadlaayo lacagaha ay suuqa Yurub ka joogaan sida darteed maanta waxaan idiin heynaa g ku saabsan 10-tababare ee xiligan la joogo ugu qiimaha badan qaarada Yurub waxaan ula jeednaa hadii ay koox lasoo saxiixan maagto imisa qarash ah ayaa tababarayaashan uga bixi karaan, waxaana xusid mudan in 10-kan macalin ay kubada cagta saameyn culus ku leeyihiin sidoo kalena ay hogaamiyaan kooxaha Yurub ugu caansan , hadaba xogtaan muhiim ka ah hoos kaga bogo oo aad ku ogaan kartid 10-ka macalin ee caalamka ugu qiimaha badan xidigan:
10. Arsene Wenger | £15m
9. Brendan Rodgers | £20m
8. Frank de Boer | £22m
7. Antonio Conte | £25m
6. Manuel Pellegrini | £28m
5. Diego Simeone | £30m
4. Carlo Ancelotti | £32m
3. Jurgen Klopp | £35m
2. Pep Guardiola | £38m
1. Jose Mourinho | £40m