Home » Horyaalada » italian Serie A » Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Serie A-da Talyaaniga

Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Serie A-da Talyaaniga


pogba-tevez-celeb490ai

Waxaa todobaadkan lasoo afjaray wareega hore ee horyaalka Talyaaniga waxaana wareegan lasoo xiray ayadoo kooxda Juve haatan ku horkaceyso 5-dhibcood oo nadiif ah.

Hadaba kulamadii 19-aad ee Serie A-da laga cayaaray waxaa kasoo baxeen natiijooyin xiiso badan waxaana idiin heynaa xidigahii isbuucan horyaalka Talyaaniga wacdaraha ka dhigeen.

Kooxaha Roma, Milan iyo Inter todobaadkan uma suura galin inay taageerayaashooda ka farxiyaan halka Juve ay guul weyn gaartay sidoo kalena Napoli iyadana sedex dhibcood oo ay u baahneed ayay ka heshay kooxda Lazio.

Guud ahaan hoos kaga bogo todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan Serie A-da:

Goolhaye: Samir Handanovic [Inter]

Daafaca: Elseid Hysaj [Empoli], Lorenzo Tonelli [Empoli], Raul Albiol [Napoli], Ivan Strinic [Napoli]

Khadka dhexe: Domenico Berardi [Sassuolo], Paul Pogba [Juventus], Allan [Udinese], Kevin Strootman [Roma]

Weerarka: Carlos Tevez [Juventus], Franco Brienza [Cesena]

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>