Home » Maxaa Cusub » Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England:

Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England:


EPL

Horyaalka England todobaadkan waxaa la cayaaray kulamadii 24-aad dabcan natiijooyiin aad u xiiso badan ayaa kasoo baxeen.

Waxaana xusid mudan in todobaadkan EPL xidigo badan wacdaro ka dhigeen balse waxaan si gaar ah idin kugo soo xulnay 11-ka laacib ee loo arkay inay isbuucaan dhamaan xidigaha kale ka sareeyeen waxayna kala yihiin:

Goolhaye: Fraser Forster (Southampton)

Daafaca: Branislav Ivanovic (Chelsea), Cheikhou Kouyate (West Ham), John Terry (Chelsea), Alex Bruce (Hull).

Khadka dhexe: Jordon Ibe (Liverpool), Christian Eriksen (Tottenham), Willian (Chelsea)

Weerarka: Sadio Mane (Southampton), Harry Kane (Tottenham), Danny Ings (Burnley)

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>