Home » Europe » Champions League » Todobaadkan Iyo 10-ka Naadi Ee Qaarada Yurub Ugu Wanaagsan…

Todobaadkan Iyo 10-ka Naadi Ee Qaarada Yurub Ugu Wanaagsan…


Atletico_Madrid_B

Aqristayaal waxaan idiin heynaa 10-ka naadi ee todobaadkan waxqabadka wanaagsan soo bandhigeen qaarada Yurub waxaana koox walbo lagu qiimeeyay todobaadkan natiijadii wanaagsaneed oo ay la kulantay waxaana xusid mudan in kooxda Liverpool markii ugu horeesay xili cayaareedkan Premiership-ka laga badiyay taasina waxay sababtay in Reds top 10-ka isaga baxdo hadaba hoos kaga bogo 10-ka naadi ee isbuucan qaarada Yurub ugu wanaagsan:

10. Roma

9. Monaco

8. Real Madrid

7. Arsenal

6. Napoli

5. Juventus

4. Borussia Dortmund

3. Barcelona

2. Bayern Munich

1. Atletico Madrid

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close