Home » Horyaalada » Bundesliga » Todobaadkan Iyo 10-Ka Naadi Ee Aduunka Ugu Wanaagsan: Liverpool Oo Kaalinta 1-Aad Kali Ku Noqotay!

Todobaadkan Iyo 10-Ka Naadi Ee Aduunka Ugu Wanaagsan: Liverpool Oo Kaalinta 1-Aad Kali Ku Noqotay!


Reds on top

Madaama tartamada Yurub ugu qiimaha badan haatan marayaan meel xasaasi ah waxaan idiin heynaa todobaadkan iyo 10-ka naadi ee ugu wanaagsan qaarada Yurub waxaana xusid mudan in kooxo caan ah ka baxeen qiimeyntan 10-ka ugu horeyso halka kuwo qaarna ay tilaabo hore usoo qaadeen, kooxda Liverpool oo qarka u saaran inay ku guuleesato Premiership-ka England ayaa todobaadkan guul muhiim ah gaartay sidoo kale Atletico Madrid iyadana guul xasaasi ah ay La Ligaha heshay halka Juve ay ku dhawday in Serie ay hanato, hadaba hoos kaga bogo todobaadkan iyo 10-ka naadi ee aduunka ugu wanaagsan:

10. PSG: todobaadkii hore kaalinta 9-aad hal darajo ayay hoos u dhacday.

9. Roma: todobaadkii hore kaalinta 10-aad hal darajo ayay sare usoo kacday

8. Manchester City: todobaadkii hore kaalinta 7-aad hal darajo ayay hoos u dhacday.

7. Borussia Dortmund: todobaadkii hore kaalinta 8-aad hal darajo ayay sare usoo kacday.

6. Juventus: wax isbadal ah ma sameynin.

5. Bayern Munich: wax isbadal ah ma sameynin.

4. Barcelona: wax isbadal ah ma sameynin.

3. Real Madrid: todobaadkii hore kaalinta 1-aad labo darajo ayay hoos usoo dhacday.

2. Atletico Madrid: todobaadkii hore kaalinta 3-aad hal darajo ayay sare usoo kacday.

1. Liverpool: todobaadkii hore kaalinta 2-aad hal darajo ayay sare usoo kacday.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close