Horyaalka Spain haatan waxaa ka harsan 2-kulan oo qura inkastoo aan weli la ogeyn naadiga hanan doonto madaama uu koobka dhex yaalo Atletico Madrid, Barcelona iyo Real Madrid hadana waxaa la sheegi karaa shaqsiyaadka xili cayaareedkan 2013/14 wacdaraha ka dhigeen horyaalkan xiisaha badan sidoo kalena dadaalkooda uu yahay mid iska muuqdo, hadaba waxaa shaaca laga qaaday 11-ka xidig ee xili cayaareedkan mudan amaan gaar ah, fadlan hoos kaga bogo:
10) Angel Di Maria – Real Madrid
9) Sergio Ramos – Real Madrid
8) Gerard Pique – FC Barcelona
7) Alexis Sanchez – FC Barcelona
6) Lionel Messi – FC Barcelona
5) Gabi – Atletico Madrid
4) Ivan Rakitic – Sevilla
3) Gareth Bale – Real Madrid
2) Diego Costa – Atletico Madrid
1) Cristiano Ronaldo – Real Madrid