Kabtanka kooxda arsenal Vermaelen ayaa doonaya inuu ka soo dhex muuqdo liiska kooxda arsenal ee ka Hortageesa naadiga West Bromwich Albion kulan ka tirsan koobka Capital One Cup dhamaadka bishan, iasagoona Taagerayaasha arsenal warqad furan u diray kadib saxiixii kooxda ay kula soo wareegtay Ozil oo Real Madrid ka Tirsanaa.
Daacan ayaa waqti dheer ka maqnaa garoomada maadaama uu dhaawac soo gaaray si kasta kadib kulamada Ciyaaraha saaxibtinimo xulalaka la ciyaari doono habeen dambe iyo kan xiga waxaa laga yaabaa in laacibkan lagu Arko kursiga keydka wiilaka uu hogaamiyo macalin aesene wenger kulamada horyaalka ingiriiska.
Arsenal ayaa guulo gaareysay kulamadeedi ugu dambeeyey ciyaaraheeda inkastoo bilaawgii horyaal ingirika laga Adkaaday taasoo keentay in taageerayaaasha arsenal ay sameeyaaan caro xoogan.