Laacibka kooxda juventus Taves ayaa diiday inuu wax kasheego xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Fernando Liorent waxaana uu sheegay inuusan weligiis isku dayin inuu wax uu ka yiraahdo hab ciyaareedkiisa iyo dabeecadiisa weeraryahanka cusub ee dhawaan kooxda soo xero galisay.
Jaraa’idka dalka spain ayaa daabacay dhawaan warar ku aadan in laacibkii hore kooxda city Taves inuu weerar afka ah ku qaaday xiddiga kooxda Liorent isagoo ku sheegay inuuba ku fiicnaa inuu ciyaaro kubadda Basketballka,hase ahaateen wiilka reer Argentine ayaa iska diiday eedaas oo yiri waa waxba kama jiraan.
“waxaan u taaganahay inaan sharaxo inaanan wax wax u dhimaya ama xun aan sheegin,kuwaas oo ku saabsanaa Fernando Liorent ayuu Taves ku qoray boggisa Twitterka iyadoona warbaahintuna soo xigteen, Si daa daraadeed waa ciyaaryahan aan isla ciyaaro.
Si walba liorenta ayaa ka mida xidigaha kooxda juventus waxaana uu xiddigaas kooxda horyaalka talyaanig ugu soo biiray sixor ah , 28 ayaa weli la halgamaya inuu helo boos joogta ah ee naadiga juventus.