Kubada cagta waa cayaarta loogu daawashada badan yahay caalamka sidoo kalena taageerayaal farabadan ayaa usoo daawasho tagaan garoomada kala duwan ee caalamka ku yaalo hadaba waxaa daraasad lagu sameeyay garoomada ugu sawaxana iyo buuqa badan waxaana lagu sheegay warbixintan in garoomada ay usoo daawasho tagaan taageerayaal madaalayaal lagu tilmaamay dabcan dabeecad ahaan iyo dhaqan ahaan wey kala duwan yihiin, taageerayaasha qaar waxay si xamaasad ku dheehan ugu sacabo tumaan kooxahooda halka kuwo kalena ay cabsi galiyaan kooxaha garoomada soo booqdaan ayagoo adeegsanayaan wax walbo oo casbi dhalin karo, hadaba hoos kaga bogo taariikh ahaan 10-ka Garoon Ee Caalamka Ugu Sawaxanka Iyo Buuqa Badan:
10) Anfield – Liverpool
9) De Kuip – Feyenoord
8) La Bombonera – Boca Juniors
7) Celtic Park – Celtic
6) Toumba Stadium – PAOK
5) Westfalenstadion/Signa Iduna Park – Borussia Dortmund
4) Red Star Stadium – Red Star Belgrade
3) Sukru Saracoglu – Fenerbahce
2) Ataturk Olympic Stadium – Besiktas
1) Turk Telecom Arena – Galatasaray