Markii 20-aad ayuu haatan koobka aduunka ka socdaa dalka Brazil sidoo kalena tartankan xiisaha badan wuxuu soo bilaawday sanadii 1930.
Xulka Brazil ayaa ugu badan hanashadiisa madaama ay qaadeen 5-jeer, guud ahaan waxaa qiimeyn lagu sameeyay dhamaan xulalkii koobka aduunka kasoo qayb qaateen waxaana laga dhex doortay 20-xul oo loo arkay inay wacdaro muuqday koobkan taariikhda dheer ka dhigeen waxaan xul walbo lagu qiimeeyay waxqabadkii wanaagsanaa oo ay koobka aduunka kasoo bandhigeen fadlan hoos kaga bogo:
20. France 1986: Semi Final ayay ku hareen
19. England 1966: koobka ayay qaadeen
18. West Germany 1954: kooba ayay qaadeen
17. Argentina 1986: koobka ayay qaadeen
16. Uruguay 1950: koobka ayay qaadeen
15. Italy 1982: koobka ayay qaadeen
14. Uruguay 1930: koobka ayay qaadeen
13. France 1998: koobka ayay qaadeen
12. West Germany 1990: koobka ayay qaadeen
11. Italy 1938: koobka ayay qaadeen
10. Netherlands 1974: kaalinta labaad
9. Brazil 2002: koobka ayay qaadeen
8. Netherlands 1978: kaalinta labaad
7. Hungary 1954: kaalinta labaad ayay galeen.
6. Brazil 1982: semi final ayay ku hareen
5. Brazil 1962: koobka ayay qaadeen
4. Brazil 1958: koobka ayay qaadeen
3. Spain 2010: koobka ayay qaadeen
2. West Germany 1974: koobka ayay qaadeen
1. Brazil 1970: koobka ayay qaadeen.