Waxaa dhawaan la filayaa in Ingiriiska uu ka bilowdo horyaalka Premier League xili ciyaareedka 2014/2015, waxaana dhacay isbadalo muuqda oo runtii laga dareemi doono horyaalka xili ciyaareedka bilaaban doona.
Waxaad tabi doontaa wajiyo xusuus kugu reebay, waxaad arki doontaa wajiyo aad jecleysato, waxaana horyaalka uu dib usoo celiyay xidigo aad u hilowday.
Wajiga ugu weyn ee la filayo inaad muuqaalkiisa arki weyso waa Weeraryahanka Liverpool Luis Suarez kaas oo taariikh u dhigay Reds xiligii dhamaaday sidoo kalana abaalmarino ka aruursaday Xiriirka FA-ga.
Hadaba Ilaa Hadda 5-ka Kooxood Ee Horyaalka Ugu Waaweyn Yaa Yimid Yaase Ka Tagay.
ARSENAL:
YIMID
Alexis Sanchez – Barcelona – Lama Shaacin (Waxaa La Maleynayaa £35m)
KA TAGAY:
Bacary Sagna – Manchester City – Xor
Lukasz Fabianksi – Swansea – Xor
Nicklas Bendtner – Waa La Fasaxay
Park Chu-Young – Waa La Fasaxay
Chuks Aneke – Waa La Fasaxay
Daniel Boateng – Waa La Fasaxay
CHELSEA:
YIMID:
Cesc Fabregas – Barcelona – £27m
Diego Costa – Atletico Madrid – £32m
Mario Pasalic – Hajduk Split – Lama Shaacin
KA TAGAY:
David Luiz – Paris Saint-Germain – £50m
Samuel Eto’o – Waa La Fasaxay
Ashley Cole – Roma – Xor
Frank Lampard – Waa La Fasaxay
Mark Schwarzer – Waa La Fasaxay
Henrique Hilario – Waa La Fasaxay
Sam Hutchinson – Sheffield Wednesday – Xor
Bertrand Traore – Vitesse – Amaah
Thorgan Hazard – Borussia Monchengladbach – Amaah
EVERTON
YIMID:
Gareth Barry – Manchester City – Xor
KA TAGAY:
Apostolos Vellios – Released
LIVERPOOL:
YIMID:
Rickie Lambert – Southampton – £4m
Adam Lallana – Southampton – £25m
Emre Can – Bayer Leverkusen – £10m
KA TAGAY:
Luis Alberto – Malaga – Amaah
MANCHESTER CITY:
YIMID:
Fernando – FC Porto – £12m
Bacary Sagna – Arsenal – Xor
Willy Caballero – Malaga – £6m
KA TAGAY:
Costel Pantilimon – Sunderland – Xor
Joleon Lescott – West Bromwich Albion – Xor
Gareth Barry – Everton – Xor
Alex Nimely – Waa La Fasaxay
MANCHESTER UNITED
YIMID:
Luke Shaw – Southampton – £34m
Ander Herrera – Athletic Bilbao – £29m
Vanja Milinkovic – FK Vojvodina – Lama Shaacin
KA TAGAY:
Alexander Buttner – Dinamo Moscow – £5.6m
Nemanja Vidic – Inter Milan – Xor
Federico Macheda – Cardiff City – Xor
Jack Barmby – Leicester City – Xor
Rio Ferdinand – Waa La Fasaxay
Ryan Giggs – Wuu Fariistay
Kooxdee Ilaa Haatan Sameysay Suuqgalka Ugu Wanaagsan ama ciyaartoy fiican lasoo saxiixatay>.
Liverpool
Liverpool fc aya sameysay dukameysiga ugu macqulsan chalsea ayana wa lamid