Home » Europe » Europe League » Stjarnan vs Inter Milan, Limassol vs Tottenham: Isku Aadka Play-offka Europa League Oo La Sameeyay

Stjarnan vs Inter Milan, Limassol vs Tottenham: Isku Aadka Play-offka Europa League Oo La Sameeyay


Spurs

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa ku beegantay AEL Limassol, halka kooxda talyaaniga ah ee Inter Milan ay ku beegantay dhigeeda Stjarnan .

kooxda Spurs aya ku dhameysatgay kaalinta lixaad ee horyaalka, sidoo kalana kooxda Hull City ayaa iyana ku jirta isreeb-reebka taasoo ku timid ku guuleysiga FA Cupka.

sidoo kale kooxdii laga soo ganaaxay isreeb-reebka Play-offka Champions League ee Liega Warsaw ayaa ka qeyb galeysay Europa League waxaana ay ciyaarsiisay xidig ganaaxa oo aan sharciga u ogolaaneyn.

Isku Aadka Oo Dhameystiran:

KSC Lokeren OV (BEL) v Hull City (ENG)
PSV Eindhoven (NED) v FC Shakhtyor Soligorsk (BLR)
Stjarnan (ISL) v FC Internazionale Milano (ITA)
Feyenoord (NED) v FC Zorya Luhansk (UKR)
Real Sociedad de Fútbol (ESP) v FC Krasnodar (RUS)
FC Aktobe (KAZ) v Legia Warszawa (POL)
AEL Limassol FC (CYP) v Tottenham Hotspur FC (ENG)
Olympique Lyonnais (FRA) v FC Astra (ROU)
FC Astana (KAZ) v Villarreal CF (ESP)
FK Sarajevo (BIH) v VfL Borussia Mönchengladbach (GER)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close