Home » Horyaalada » La liga » Sir La Helay: Real Madrid Oo Dib Usoo Celisay Qorshihii Galatico Iyadoo Dooneysa 5-Xidig Oo Laga Dambeeyo!!

Sir La Helay: Real Madrid Oo Dib Usoo Celisay Qorshihii Galatico Iyadoo Dooneysa 5-Xidig Oo Laga Dambeeyo!!


trio Real

Xog ku aadan qorshaha uu damacsan yahay gudoomiyaha kooxda Real Madrid Floretino Perez ayaa la helay wuxuuna masuulkan doonayaa inuu xagaagan lasoo saxiixdo qaar ka mid ah xidigaha aduunka ugu magaca dheer Mr. Perez waa shaqsigii ka hirgaliyay Madrid siyaasadii Glatico oo uu sanad walbo ku keeni jiray laacibiinta aduunka ugu wanaagsan sidaa darteed Perez ayaa dib u bilaabi doono siyaasadii uu saaxada kubada cagta ku qabsaday wuxuuna Madrid keeni doonaa 5-laacib oo haatan aduun magac ku leh waxayna Real laacibiintan kula soo saxiixan doontaa malaayiin lacago ah fadlan xidigahaas hoos kaga bogo:

James Rodriguez (AS Monaco)

Toni Kroos (Bayern Munich)

Radamel Falcao (AS Monaco)

Paul Pogba (Juventus)

Raheem Sterling (Liverpool)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close