Macalin Arsene Wenger wuxuu dadaal xoogan sidii uu usoo xero galin lahaa xidigo tayo wanaagsan oo uu aaminsan yahay inay kooxdiisa wax weyn kusoo kordhin karaan xili cayaareedka nagu soo fool leh sidaa darteed macalinka reer France ayaa ku fikiraayo inuu ugu yaraan lasoo saxiixdo 4-cayaaryahanoo tayo wanaagsna kuwaas oo Emirates wax weyn kusoo kordhin karaan, laacibka sida weyn loo hadal haayo oo ay Arsenal ku raad joogto saxiixiisa wuxuu noqon doonaa Alexis Sanchez hadaba Arsenal oo koox awood badan sidoo kalena damacsan xili cayaareedka nagu soo fool leh inay Premiership-ka ku guuleesato siduu noqon doonaa Line Up-keeda marka Ay Lasoo Saxiixato Xidigaha Bartilmaameed-ka U Ah:
Goolhaye: Wojciech Szczesny
Daafaca: Per Mertesacker, Mathieu Debuchy, Laurent Koscielny, Kieran Gibbs
Khadka dhexe: Morgan Schneiderlin, Aaron Ramsey, Mesut Ozil, Alexis Sanchez
Weerarka: Theo Walcott, Karim Benzema
Profile