Home » Maxaa Cusub » Shirkada Google Oo Shaaca Ka Qaaday 11-Ka Xidig Ee Loogu Raadinta Badan Yahay Kuwaas Oo Koobka Aduunka Kasoo Muuqdeen!

Shirkada Google Oo Shaaca Ka Qaaday 11-Ka Xidig Ee Loogu Raadinta Badan Yahay Kuwaas Oo Koobka Aduunka Kasoo Muuqdeen!


Lionel+Messi+Argentina+Adidas

Shirkada Google ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay magacyada loogu raadinta badan yahay gaar ahaan xidigaha koobka aduunka ka qayb qaadanaayo kuwas intooda badan magacooda aalada Google lagu qoray kuwaas oo si joogto ah macluumaadkooda loo raadiyo, sida darteed Google ayaa soo bandhigtay 11-ka xidig ee maalin walbo magacyadooda barta Google lagu qoro si macluumaadkooda loo ogaado waxayna xidigahaas kala yihiin:

Goolhaye: Guillermo Ochoa – Mexico

Daafaca: Atsuto Uchida – Japan, Gerard Pique – Spain, David Luiz – Brazil, Marcos Rojo – Argentina

Khadka dhexe: Bastian Schweinsteiger – Germany, Andrea Pirlo – Italy, Arjen Robben – Netherlands

Weerarka: Neymar – Brazil, Lionel Messi – Argentina, Lionel Messi – Argentina

Close