Juventus ayaa kulankii ugu dambeeyay gurigeeda ku ciyaareysa goor dhaw waxeyna soo dhaweyn doontaa kooxda Napoli oo dagaal ba’an ugu jirta iney sanadka dambe kasoo qeyb gasho koobka horyaalada yurub.
Napoli waxey sadex dhibcood ka hooseysaa kooxda SS Lazio, waaa iney guul gaarto kulanka maanta.
Morata ayaa weerarka la wadaagi doona da’yarka reer France Kingsley Comon, waxaana sidoo kale kusoo bilowday Asamoah oo mudo dhaawac ku maqanaa.
Dhanka kale Higuain ayaa weerarka la wadaagi doona Meretens iyo Callejon, waxaana iyadoo Insigne uu isna safka hore yahay.
Juventus:
Buffon; Padoin, Barzagli, Ogbonna, Asamoah; Pogba, Marchisio, Sturaro; Pereyra; Morata, Coman
Keydka:
Storari, Rubinho, Bonucci, Chiellini, De Ceglie, Evra, Pirlo, Pepe, Vidal, Tevez, Llorente, Matri
Napoli:
Andujar; Maggio, Albiol, Britos, Ghoulam; David Lopez, Gargano; Insigne, Callejon, Mertens; Higuain
Keydka?