Daafaca Barcelona Gerard Pique ayaa waayay ku guuleysiga horyaalka La Liga balse dhoola cadeyn ayaa ka dambeysay kadib markii saaxibadiisa Shakira uu kala qeyb galay xaflad ay fanaanada ka heestay.
Pique ayaa lagu casuumay Las Vegas isagoo kasoo muuqday muuqaal leh dabaal dag isla markaana waxey fanaanada hilmaansiisay mshaqadii iyo murugadii uu ka qaaday ku hungowga horyaalka La Liga.
Sidoo kale Xaflada waxaa kula sugnaa xidigaha reer Spain ee Xavi, Alba iyo Iniesta kuwaas oo iyagana fasax la qaatay xidigan.