Home » Suuqa » Shabakad Cusub Oo Ka Faaloota Arimaha Ciyaaraha Oo Hawada Lasoo Galiyay

Shabakad Cusub Oo Ka Faaloota Arimaha Ciyaaraha Oo Hawada Lasoo Galiyay


 

Banner Hiilkubad

Dhamaan Akhristayaasha jecel ciyaaraha waxaa loogu bishaareynayaa in hawada lasoo galiyay Website cusub oo lagu magacaabo www.hiilkubad.com kaas oo kaa haqabtiri doona arimaha ciyaaraha siiba dhanka kubada cagta.

Shabakada Hiilkubad Waxaa Lagu Qoraa Luqada Af-ka Soomaaliga isla markaana waxaa hawada lasoo galiyay 6-dii Bishii September-2013 waxaana idinkugu diyaar ah qorayaal idinka haqabtiri doona baahidiina Sports.

Shabakadda Waxaad Ka Heli Kartaa: Wararka, Falanqeynta Kulamada, Taariikhaha, & Warar 24-saac ah oo quseeya Kubada Cagta iyadoo xooga saareysa Ciyaaraha Soomaalida.

Sidoo Kale Shabakadda ayaa diyaar u ah iney akhristayaasheda fikiradooda qaataan kuwaas oo fikirkooda ugu soo diri kara aaladaha Facebook-ga iyo Twitterka kuwaas oo Page-ka diyaar ku ah.

Wareysiyada Ciyaariyahanada Soomaaliyeed

Nolosha Gaarka Ah Ee Xidigaha Soomaalida

Sawiro K Turjumaya Tababarka Joogtada ah ee Kooxaha

Ugu dambeyntii Shabakadda Hiilkubad ayaa noqon doonta mid mar walba u taagan iney ahaato heegan buuxa si akhristayaasheda ay kaga maarmaan website-yada afka qalaad.

Booqo: www.hiilkubad.com

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close