Xulka Argentina ayaa kasoo dagay magaalada Rio De Jiniero inkastoo aysan soo galin safar dheer hadana safarkoodii wuxuu kusoo beegmay Isniintii iney soo gaaraan si ay isugu diyaariyaan koobka Aduunka oo furmi doona Khamiista.
Sawiradaan waxaa ka muuqan doona dhamaan ciyaartoyda xulka Argentina ee caanka ah sida: Messi, Aguero, Di Maria, Higuain, Palacio, Mascherano, Zabaleta & Garay.
Argentina waxey ku jirtaa groupka E iyadoo kula jirta Iran, Nigeria & Bosnia Herzegovina.