Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Xidigaha England Oo Kusoo Noqday Gurigooda Kadib Foolxumadii Koobka Aduunka

Sawiro: Xidigaha England Oo Kusoo Noqday Gurigooda Kadib Foolxumadii Koobka Aduunka


Franks for the memories: Frank Lampard applauds England's travelling support against Costa Rica

Xulka England ayaa kusoo guryo noqday dalka Ingiriiska iyagoo kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Manchester waxaana ay soo noqdeen iyagoo wata hal dhibic sidoo kalana ugu hoos maray groupka D oo ay kula jireen: Talyaaniga, Costa Rica iyo Uruguay.

Wayne Rooney ayaa ka baxay abaartii gool la’aan ee ka heysatay koobka Aduunka isagoo gool ka dhaliyay Uruguay inkastoo kulankaas la garaacay.

Kaliya Laba gool ayey kasoo dhalsheen Koobka Aduunka, Waxaana laga dhaliyay Afar gool.

DAAWO SAWIRADA:

Going down: Wayne Rooney descends from the plane at Manchester airport after leaving BrazilLast hurrah? Steven Gerrard, England's captain in Brazil, disembarks at Manchester airport

Between the sticks: England keeper Joe Hart leaves the aircraft at Manchester airportStrumming: Leighton Baines carries his guitar as the left-back and James Milner (right) depart at ManchesterWinging it: Raheem Sterling touches down at Manchester airport after leaving BrazilFlops: Danny Welbeck (left) and Jordan Henderson trudge down the steps from the planeLast line: Manchester United defender Chris Smalling disembarks after playing against Costa RicaTarget man: New Liverpool signing Rickie Lambert didn't get chance to shine in BrazilFlops: The England World Cup squad touch down in Manchester before heading to Luton

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Close