Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Xidigaha Arsenal Oo Xiran Doona Kabo Kala Kajaan Ah Kulanka Finalka FA Cupka

Sawiro: Xidigaha Arsenal Oo Xiran Doona Kabo Kala Kajaan Ah Kulanka Finalka FA Cupka


Puma

Sida ay shaacisay Daily Mail shirkadda Puma ayaa tijaabineysa kabo naqshad cusub ah oo ay soo saartay iyadoo la ogyahay in Puma ay xili ciyaaareedka soo aadan heshiiskooda u bilaaban doono Gunners.

Hadaba ka hor bilawga xili ciyaareedka qaar ka mid ah xidigaha kooxda Gunners ayaa tijaabin doona naqshadaan cusub iyaoo ku ciyaaraya kulanka Finalka FA Cupka ee ay isbuuca soo aadan horaantiisa la ciyaari doonaan Hull City.

Kabaha ayaa ah kuwa kala gadisan lugta bidix ayaa noqoneysa [Buluug] halka Lugta midig ay noqoneyso [Pink].

Focused: Arsenal's Olivier Giroud (left) and Mathieu Flamini (second left) wore Tricks at training on Wednesday

Xidigaha Xiran doona kabahaas waxaa ka mid ah: Mikel Arteta, Santi Cazorla, Bacary Sagna, Tomas Rosicky, Mathieu Flamini iyo Olivier Giroud.

Sidoo kale waxaa jiri doona in qaar ka mid ah xidigaha ka qeyb galaya koobka Aduunka ay ku ciyaari doonaan waxaana ka mid ah: Buffon, Dante, Cesc Fabregas & Yaya Toure inkastoo ay jiraan xidigo kale oo badan oo naqshadaas tijaabin doona.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close