Home » Horyaalada » La liga » Sawiro + Video: Dani Alves Oo Cunay Moos Ay Kusoo Tuureen Taageerayaasha Villarreal Kulankii Xalay

Sawiro + Video: Dani Alves Oo Cunay Moos Ay Kusoo Tuureen Taageerayaasha Villarreal Kulankii Xalay


Racist taunt: A banana is thrown on the pitch as Dani Alves prepares to take a corner

Daafaca xulka Brazil iyo kooxda Barcelona Dani Alves ayaa xalay jabaq iyo dhawaq cunsurinimo ah kala kulmay taageerayaasha gurigooda la joogay ee Villarreal xili kooxdiisa Barcelona ay 3-2 ku qaarijisay dhigeeda Villarreal.

Si Kastaba qeybtii dambe ciyaarta Daafaca midig ee xulka Brazil aya cunay moos ay kusoo tuureen Jamaahiirta Villarreal taasoo lagu cunsuray waxaana ay kaamirada qabatay isagoo sameynaya ficilka ay dad badani la yaabeen.

Dani Alves ayaa xiligas isku diyaarinayay inuu soo qaado koorno ay leedahay Barcelona daqiiqadii 75-aad iyadoo Barca looga hogaaminayo 2-1.

Daawo Sawirada Dani Alves oo cunaya moos lagu cunsuray

Feeling peckish: The Brazilian defender unpeels the offending fruit as the linesman waits

Potassium injections: Alves takes a substantial bite out of the banana before discarding the rest

DAAWO MUUQAALKA:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close