Real Madrid ayaa caawa la ciyaareysa Bayern Munich lugta labaad ee Champions League kulan ka dhici doona Allianz Arena iyadoo faa’iido ahaan u heysata 1-0 oo ay gurigeeda kusoo adkaatay.
Karim Benzema ayaana dhaliyay goolka qura ee Bayern lagaga taqalusay daqiiqadii 20-aad ee ciyaarta.
Daawo Sawirada Tababarkii Real Madrid ay isugu diyaarineyso kulanka caawa ee Bayern.