Difaadayaasha Tartanka Bayern Munich ayaa garoonkooda Allianz Arena ku martigalin doona kooxda raadineysa koobkeedii 10-aad ee Champions League Real Madrid.
Bayern Munich ayaana diyaar u ah iney meel iska saarto Real iyadoo xasuusan in 1-0 looga hogaminaayo faa’iido ahaan kulankii hore, Pep Guardiola ayaana doonaya inuu qaado koobkiisii 3-aad ee Champions League.
Daawo Sawirada Bayern ay isugu diyaarineyso Kulanka Caawa Real Madrid: