Home » Horyaalada » La liga » Sawiro: Taagere Real Madrid Ah Oo Lagu Arkay Camp Nou Kulankii Getafe, Bankana Loo Saaray

Sawiro: Taagere Real Madrid Ah Oo Lagu Arkay Camp Nou Kulankii Getafe, Bankana Loo Saaray


rEAL FAN

Taageere Real Madrid ah ayaa soo xaadiray kulankii ay Barcelona barbaraha la gashay Gefate ee ka tirsanaa La Liga Spain wuxuuna kasoo dhex muuqday garoonka isagoo xiran maaliyada Rela Madrid.

Sharcigana uma baneynayo inuu soo xaadiro kulan ay ciyaareyso Barcelona inuu lasoo galo funaanadda Real Madrid, taasna waxey qasabtay in Taageerahaan banaanka loo saaro.

Booliska garoonka Camp Nou ayaa lagu wargaliyay waxaana kadib loo sheegay inuuu xirto jaakad madow si ay u qarsoonto funaanadda Madrid, balse sawaxan iyo qeylodhaan ay qeyb ka mid ah taageeryaasha Barca ku dalbadeen in banaanka loo saaro ayaa keentay in banaanka la geeyo.

DAAWO SAWIRADA:

Not welcome: A fan wearing a Real Madrid shirt prepares to watch Barcelona take on Getafe at the Nou Camp

Taageere Real Madrid

Covering up: The fan covers his Real Madrid shirt with a dark top after being chanted at by home fans

Waxaa Lagu Amray inuu xirto jaakad madow si funaanada Madrid ay u qarsoonto

Having words: A member of Barca's security team at the Nou Camp talks with the Real supporter

Laamaha Amaanka ee Camp Nou oo la hadlaya taageeraha Real Madrid

Exit door: The Real Madrid fan is ejected from the stadium by security as home supporters look on

Taageerihii Real Madrid oo banaanka loo sii saarayo

All smiles: Barcelona fans cheer and clap as their rival supporter is led out of the Nou Camp by security

Taageerayaasha Barcelona oo ku oriyay Taageerahaan Real Madrid ah ee soo xaadiray Camp Nou isagoo xiran maaliyada Los Blancos

 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close