Home » Europe » Champions League » Sawiro: Taageradii CR7, Qajiladii Isco, Dabal Dagii Douglas Costa & Giggs Oo Shaqo Fiican Qabtay Kulamadii Xalay

Sawiro: Taageradii CR7, Qajiladii Isco, Dabal Dagii Douglas Costa & Giggs Oo Shaqo Fiican Qabtay Kulamadii Xalay

Douglas Costa's head over heels but Mancini's left in the shadows - Champions League in pictures

Waxey aheyd habeen qabow badan uu ka jiro yurub isla markaana inta badan ciyaartoyda ay wateen waxyaabo ay kaga hortagayaan oo ugu badan gloves-ka gacmaha la gashto.

Rikoorada Ibrahimovic iyo Bayern Munich kuwaas oo dhameystiray shaqadoda Champions League, Ibra ayaa noqday ciyaariyahankii shanaad ee wareega groupyada 8-gool ka dhaliya kadib CR7, Crespo, Nistelrooy & Inzaghi.

Dabaal Daggii Douglas Costa ayaa ugu qurux badnaa sawiradii xalay la qaaday, waayeelka 40-jirka noqon raba Jimcaha berito ah ee Giggs oo 90-daqiiqo oo dhameystiran ku qaatay BayArena Stadium ee dalka jarmalka

Honda oo isku diyarinaya inuu wajaho Bayern, Roberto Mancini oo quus ka istaagay Champions League iyo Sawiro kale ayaad ka daawan doontaa hoos.


Kuleel | Jamaahiirta Copenhagen Oo Shiday Dabka Ay Caanka Ku yihin dadka Talyaaniga 

Qabow Daran | Keisuke Honda =CSKA Moscow= Oo Isku Diyaaarinaya Kulanka Bayern Munich

Wuu Gaari Waayay | Joe Hart ayaa isku dayay inuu qabto darbo ka timid  Tomas Horava

3-dhibcood oo naar aheyd | Benfica ayaa daqiiqadihii ugu dambeysay garaacday Anderletch


Ismandhaaf | Daafaca Juve Martin Caceres Oo Ku Fashilmay Inuu Kubad Ka Hakiyo Sigurdsson


Geesiga TURIN | Arturo Vidal Ayaa Sadexley Juventus Ugu soo celiyay rajadii 16-ka

Qajilaadii Isco| Isco ayaa ku dul wareegtay Galatasaray Isagoo Ugu Dameyn Dhameysiray gool


Haleel | Samir Nasri Oo Kubad Joog Sare Uu Kasoo laaday Shabaqa Dhexe Dhigay (volley)

Si Fudud| Nani Ayaa Cadeeyay awoodiisa isagoo s dhibyar uga tagay goolhayaha Leverkusen (Gool)

Rikoor| Ibra Oo Shabaqa Dhexdhigay Goolkiisii 8-aad ee Wareega Groupyada

QABOW DARAN | Jamaahiirta CSKA Oo Dharka u Dhigtay Qabowgii Darnaa Ee Ka Jiray Russia

Kala Gadoon| Dabaal Dagii Douglas Costa Ee Kulankii Real Sociedad

Mugdi | Roberto Mancini Oo Xaalada Ku Xumaatay Kadib Guuldaradii Madrid

Taageero Dhab Ah:| Jamaahiirta Viktoria Plzen Oo U Sacab Tumay Wiilashoda Kadib Guldaradii City

Halyeey | Ryan Giggs, Kaas oo  40-jir Noqon Doona Jimcaha Ayaa Ciyaaray 90-daqiiqo


Waxaa Aqrisay: (963)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>