Home » Horyaalada » La liga » Sawiro: Saxiixa Cusub Ee Barcelona Ivan Rakitic Oo Soo Gaaray Magaalada Barcelona

Sawiro: Saxiixa Cusub Ee Barcelona Ivan Rakitic Oo Soo Gaaray Magaalada Barcelona


Rakitic

Saxiixa cusub ee kooxda Barcelona Ivan Rakitic ahaana kabtankii hore kooxda Valencia ayaa soo gaaray magaalada Barcelona isagoo kusoo dagay Airport-ka El Prat Airport ka hor inta aan loosoo gudbin garoonka Camp Nou.

Imaatinka xidigaan reer Croatia ayaa ka dhigan in xidigii labaad ee ay Barca lasoo saxiixato uu soo gaarayo magaalada Barcelona Stergen oo Borrusia Monchengladbach ah ayaa horay usoo gaaray.

Ivan Rakitic ayaa berito oo axad ah oo suuqa kala iibsiga uu furmayo lasoo bandhigi doonaa.

SAWIRO DHEERI AH:

Rakitic 6 Rakitic 7 Rakitic 8 Rakitic 9 Rakitic 10 Rakitic Rakitic2 Rakitic3 Rakitic4 Rakitic5

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Close