Home » Maxaa Cusub » Sawiro :Ronaldo Oo Ka qabgalay Xaflad Lagusoo Dhawaynayo world cup

Sawiro :Ronaldo Oo Ka qabgalay Xaflad Lagusoo Dhawaynayo world cup



Tobanaan kun uu reer barazil ah oo isugu soobaxay xaflad lagu soo dhawanayo bilaabashada kooba aduunka xafladaas oo lagu qabtay xeebta Fortaleza ee dalka barazil.

Xafladaan ayaa waxa kasoo qayb galay dad aad ufarabadan ayadoo ay ku damaashaadayeen xeebata Fortaleza waxaana halkaas ay koox fanaaniin ah ay ku soo bandhigeen heeso waxaan silamafilaan ah uga soomuuqday tiyaatarka ronaldo oo wata calaamada koobka aduunka .

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close