Xilli ay kooxda Manchester United ay soo bandhigtay Macalinkeeda cusub Ee Van Gaal, ayaa haddana dhanka kale waxaa si rasmi ah isaga tagay garoonka Old Trafford daafaca Rio Ferdinand.
Daafaca England, ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda QPR isagoo qalinka ugu duugay heshiis gaaraya ilaa 12 Bilood oo u dhigmato hal sano.
Ferdinand ayaa ka hoos ka cayaari doono macalinka Harry Rednapp kadib markii uu heshiis qalinka ugu duugay isagoo asbuucii mushaar ahaan u qaadan dono £70,000.
Raio Ferdinand ayaa bartiisa Twiterka soo dhigay sawirkaan oo uu ku xaqiijinayo inuu hadda wixii ka dambeeyo yahay xidig ka mid ah kooxda QPR isla markaasna uu bilaabi doono nolol cusub
Profile