Xidigaha Xulka Brazil ayaa ku sugan Mareykanka kuwaas oo 5-0 ku garaacay Honduras kulan ka dhacay Miami.
Neymar JR ayaa ah wiil jecel buun-buuninta dhacdooyinka lagula kaco taasoo noqotay mid ay hadal heyso saxaafada caalamka, xidigaan heerka caalami ayaa soo badhigay shalayto oraah uu kula kaftamo xidigaha Honduras kaas oo uu ku sheegay iney isku dayeen iney dhibaato u geystaan.
Neymar ayaa maanta soo bandhigay sawirkii uu shalayto ku sheegay warbixintiisa kaas oo cadeynaya dhaawac yar oo ay u geysteen lugta Bidix ee Neymar JR xidigaha xulka Honduras.
Waxaa Aqrisay: (493)
Mogadishu - Somalia