Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Napoli Oo Ku Guuleysatay Coppa Italia Kadib Guushii Fiorentina

Sawiro: Napoli Oo Ku Guuleysatay Coppa Italia Kadib Guushii Fiorentina


Let me hold it: Napoli hole the Coppa Italia trophy aloft after the win in Roma

Macalin Rafael Benitez ayaa u hogaamiyay Napoli koobkeedii ugu horeeyay xili ciyaareedkaan markii ay 3-1 kaga farxasheen kooxda Fiorentina kulan xalay ka dhacay garoonka Olympico ee magaalada Roma.

Lorenzo Insige ayaa dhaliyay laba gool, xili Mertens uu dhameystiray rajadii Fiorentina ay ka laheed iney barbaro hesho daqiiqadihii dhimashada.

Sidoo kalana Gokhan Inler ayaa casaan ka qaatay Napoli 10-daqiiqo ka hor dhamaadka ciyaarta.

Jubilant: Napoli's players celebrate with the Coppa Italia trophy after beating Fiorentina

Party time: Hamsik celebrates before receiving the Italian Cup trophy after Napoli's win over Fiorentina

Hamsik Coppa


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close